Wasiirka Madaxtooyaddu wuxu gurigii ugu tegay Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdiwaraabe) oo uu ka tacsiyadeeyey geerida xaaskiisii weynayd

 

Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo ay wehelinayeen xubno ka mida Golaha Wasiiradda Xukuumada ayaa Tacsi ugu tegay Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdiwaraabe) oo ku sugnaa guriga uu ka degan yahay Caasimada Hargeysa, isagoo wasiirku ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Xaaskiisi weynayd Alle ha u naxariistee Marxuuma Xaaji Faadumo Cismaan Guuleed oo ku geeriyootay shalay oo ay taariikhdu tahay 14/07/2017 magaalada Hargeysa.

bandhige@gmail.com