Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha JSL ayaa munaasibad hadhimo sharafeed ah u sameeyay Ciyaartoydii ka socday Dalka Ingiriiska.