Wasiiro ka tirsan xukuumadda ayaa waxay goob joog u ahaayeen dhaarinta guddiyo loo saaray in ay ka qayb qaataan dhex-dhexaadinta laba beelood oo dirir ku dhex martay deegaanka Ceel-afweyn

Wasiiradda Arrimaha Guddaha, Dib-u-dejinta iyo Gaashaan-dhiga oo ay wehelinayaa maamulka Sanaag ayaa waxay goob joog ka ahaayeen dhaarinta xeel beegti loo xil saaray nabaday iyo soo afjarida collaada ku dhex martay deegaanka Ceel-afweyn laba beelood oo walaalo ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com