“Waxaan idiin sheegayaa maalintaan Waddani galayey wuxu ahaa urur yar oo reer ah, kailay ayaa waddaa ka baxay” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble 

 

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland, oo u tartamayey jagada Guddoomiye-ku-xigeen koowaad ayaa waxa uu maanta shaaciyey in uu si rasmi ah iskaga casilay xisbiga Waddani.

Xildhibaankan ayaa maalmihii ugu danbeeyey waxaa uu khilaaf ka dhashey doorahadii gudoomiye ku xigeenka golaha wakiiladu uu ka dhaxeeyey masuulyiinta xisbiga Waddani.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com