“Waxaanu ku wada jirnay shrka qolada Waddani, oo ay eedanayey xisbiga Kulmiye, Anna waa labaduba waxba isma dhaamaan, oo xummaanta ayay labaduba ku tartamayaa”  Eng. Faysal Cali Waraabe)

 

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Taysal Calii oo maanta la kulmay weftiga wasiiro ah oo ka socda Ingiriiska ayaa waxxa uu sheegay ujeedada kulankaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com