Wasiiru-dawladaha wasaaradda waxbarashada iyo agaasimaha Guud ayaa waxay soo dhoweeyeen wefti ka socda ururk Jaamacadda Carabta.
Weftigan ayaa waxay u yimaadeen dalka in ay indho-indheeyaan Jaamacadda Somaliland iyo heerka waxbarashada Somaliland ee ay bixiyaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: