Wefti uu hoggaaminayo Wasiir-xigeen Wasaaradda Caafimaadka Xasan Daahir Dhinbiilย ayaa gaadhay magaalada Nayroobi.
Weftigan ayaa la filayaa in ay shirar kale duwan la yeesheen Haโyadaha Qaramada Midoobay ee fadhigoodu yahay Nayroobi.
Shirarkan ayey kaga wada hadli doonaan qorshaha mashaariicda ayey Haโyadaha Qaramada Midoobay ka hirgelin doonaan Somaliland sannadka soo socda ee 2016-ka iyo wixii ka hirgalay qorshihii sannadkan aynu ku gudo jirno.
Kale soco Bandhige wixii warar dheeraada ee ka soo baxa shirarkaasi.