Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Kulmiye , ahna murrashaxa Madaxweynaha Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa si weyn loogu soo dhaweeyey deegaanada hoos yimaada gobolka Gabiley.
Ujeedada safar weftigan ayaa waxa uu daaran yahay sidii loo wacyi-gelintaa dadweynaha Gobolka Gabiley ee ay u qaadan lahaayeen kaadhka codbixiyaha oo ka socda Gobolka Gabiley.
Intii ay ku gudo jireen socdaalkan ay ku tageen Gobolka Gabiley ayaa waxay soo kormeereen goobaha ay ka socoto diwaan-gelinta codbixiyuhu.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:
https://youtube.com/watch?v=2MSf3h8qVKM