Wefti uu hoggaaminayo Wasiirku Madaxtooyaddu waxay u safar ugu ambabaxeen Imaraadka Carabta

????????????????????????????????????

 

Waxa saaka magaalada Hargeysa ka jarmaaday wefti uu hoggaaminaayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Maxamed Xaashi Cabdi oo ay wehelinayaan Wasiirka Maaliyada Samsam Cabdi Aadan, Amb. Baashe Cawil Cumar iyo Amb. Cali Xuseen Ismaaciil (Cali Shoombe), ayaa waxay u ambabaxeen Imaaraadka Carabta, halkaasi oo ay u tageen hawlo shaqo oo la xidhiidha heshiiskii Dekeda Berbera ee DP World.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan uu ka waramayo Afhayeenka Madaxtooyadda Jamhuuriyada Somaliland oo ka warbixinaya safarka Madaxweynaha iyo Safar koox xukuumadda ahi ugu ambabaxeen Dubai:

bandhige@gmail.com