Weriye Maxamuud Cali Cabdi Ducaale oo in ka badan 40 sanno ku shaqaynayey warbaahinta kale duwan ee Afka-Soomaaliga ku hadasha oo ay xisbiga Waddani ku eedeeyeen in uu Kulmiye xil u magacaabay ayaa wuxu dacwad ugu gudbiyey Maxkamadda.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:
bandhige@gmail.com