Xaaladda Ay Ku Sugan Yihiin Dadkii Ku Caydhoobay Abaartii ee Degmada Duruqsi

Warbixin uu diyaariyey Haqabtire News ayaa lagu soo bandhigay xaalad bani’aadanimo oo ka taagan degmada Duruqsi iyadoo dad  tiro badan ay soo waajahday xaalad ba’an oo ka dhalatay abaartii la soo maray. Gaar ahaan dadka deegaankan ku soo barakacay waxay ahaayeen dadkii ay xooluhu ka baxeen.

Hoos ka daawo warbixinta oo muuqaal ah.