Xildhibaan Wayrax Oo Madaxweynaha Ugu Baaqay Inuu Kala Diro Golayaasha Deegaanka caasimada Hargaysa

Xildhibaan Maxamed Aw Aadan Wayrax Oo Ka tirsan golaha Deegaanka caasimada Hargaysa ayaa Xaqiijiyay Inay jirto Qorshayaal lagu Kala Dirayo Golayaasha Deegaanka Somaliland.

Xildhibaanka ayaa Waraysi uu Siiyay Warbaahinta Waxaa uu ku Sheegay In Sababo Afar Qodob Ah Ay Xilkooda ku Waayi karaan Golayaasha Deegaanka Dalku Kuwaasi Oo uu Cuskan Doono Madaxweynaha Somaliland marka Ay Timaado kala Diristoodu.

Hoos ka daawo muuqaalka.