Xisbiga Waddani wuxu magacaabay guddi u qaabilsan diwaangelinta codbixyaha oo ka kooban 53 xubnood

War-saxaafadeed goor dhawayd ka soo baxay xarunta xisbiga ugu weyn mucaaridka ee Waddani oo uu ku saxeexan yahay Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi “Cirro” ayaa lagu sheegay in la magacaabay 53 xubnood oo heer qaran ah oo xisbigan u qaabilsanaan doona diwaangelinta codbixiyaha oo lagu wado in ay bisha koowaad ee sannadka cusub ka bilaabmi doonto Togdheer.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka iyo liiska oo dhammaystiran:

wADDANI WAR