xisbiyada mucaaradka ee Ucid iyo wadani Oo war-saxaafadeed ka soo saaray arimaha doorashooyinka

xisbiyada mucaaradka ah ee wadani iyo ucid oo saaka shir jaraa’id ku qabtay xarunta wadani. waxaanay labada xisbi halkaasi ka soo saareen war saxaafadeed ay ka gaadheen arimaha doorashooyinka. waxa uuna warsaxaafadeedku u dhigan sidan:-

 

No photo description available.