Xoghaya Golaha wakiiladu wuxu beeniyey in ay aanay jirin wax isda-marin ah oo ka dhacay doorashadii Guddoomiyaha wakiilad ee shalay dhacay

 

Xoghaya Golaha wakiiladda Cabdirisaaq Siciid Ayaanle wuxu beeniyey in ay aanay jirin wax isda-marin ah oo ka dhacay doorashadii Guddoomiyaha wakiilad ee shalay dhacay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com