Xoghayihii Dawladda Hoose ee Hargeysa oo xilkii laga qaaday mid cusub loo magacaabay

Wasiirka Arrimaha Guddaha Cali Maxamed Waran cadde ayaa maanta xilkii ka qaaday xoghayihii hore ee Dawladda hoose Hargaysa Ibraahim Axmed Raabi, waxaana xilkaas loo magacaabay Axmed Maxamed Cabdilaahi.

Xoghayan xilka laga qaaday ayaa waxa uu talada hayey muddo aan badnay oo saddex bilood ah.

Waxaanu ka soo xiganay warqada magaabista iyo xil-ka-qaadista shabakadda Sagal News.

Magacaabis

bandhige@gmail.com