Xogta Dahsoon: Aafooyinkii ugu xumaa ee Aadamaha soo mara

Barnaamijkena waxaynu ku soo qaadanaynaa aafooyinkii ama masiiboobooyinkii  ugu waa weynaa ee soo maray dunida taariikhda inta la xasuusan yahay.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Aafooyinkii ugu xumaa ee Aadamaha soo mara:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com