Xogta Dahsoon: Buuraha barafka ah ee Imaaraatku ka soo jiidanayaan qudbiga Koonfureed

 

Barnaamijka Xogta Dahsoon waxaynu ku soo qaadaynaa Buuraha barafka ah ee Imaaraatku ka soo jiidanayaan qudbiga Koonfureed.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Buuraha barafka ah ee Imaaraatku ka soo jiidanayaan qudbiga Koonfureed:

Diyaarintii iyo isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com