Xogta Dahsoon: Goobaha ugu kulaylka badan dunida

Meelaha kulaylkoodu sareeyo waxa ka mid ah deegaanka Daluul ee Dalka Itoobiya oo iyada uu gaadhay heerkulkeedu ugu sareeyey sannadihii 1960-kii ilaa 1966-kii.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Goobaha ugu kulaylka badan dunida:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com