Xogta Dahsoon: Goobtii dagaal ee ugu dhimashada badnayd

Dhamaadkii bishii Ogost sannadkii 1942 ciidamdii Adlov Hitler waxay kabaabiga u soo fadhiisteen Magaalada Stalingrad ee Koonfurta Raashiya iyagoo haysta amar ah in ay magaalada u qabsadaan oo gacanta ugu dhigaan ahmiyadaha ay lahayd dartood.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Goobtii dagaal ee ugu dhimashada badnayd:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com