Xogta Dahsoon: Kaalinta kabo tolayaashu ku leeyihiin Fanka

Muwaadin Muuse Cabdillaahi Faarax (Canjil) oo ka mid ah kabotolayaasha ka shaqaysta Magaalada Hargeysa ayaa waxa uu muujiyey hibada uu u leeyahay fanka isagoo ku luqaynaya heesihii fanaaniintii waa weynaa.

Halkan hoose ka daawo barnaamijka Xogta Dahsoon: Kaalinta kabo tolayaashu ku leeyihiin Fanka:

Isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com