Shaahu waxa uu ka mid yahay waxyaabaha loogu cabitaanka badan yahay caalamkeena iyadoo dal kastaaba leeyahay dariiqyo u gaar ah oo ay u diyaarsadaan ama u cabbaan, iyadoo caleenta shaaha qaarkeed ay leedahay dhadhan gaar ah qiimaheeduna ka sarreeyo qiimaha dahabka.
Halkan hoose ka daawo barnaamijka Xogta Dahsoon: Kani waa shayga 30 jeer ka qaalisan sahabka:
https://www.youtube.com/watch?v=UM-kmFYCtqg&feature=youtu.be
Isku-dubidridki Xuseen-kurdi