Xogta Dahsoon: Malqacada muuqaalkeeda lagu arkay meerayaasha hawada sare

 

Barnaamijkeenan waxaynu daaha kaga faydaynaa malqacadda ay hay’adda sahaminta hawada sare ee Maraykanka ee NASA ay muuqaalkeeda inaga tustay meerayaasha sare gaar ahaan meeraha Mariikh.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Malqacada muuqaalkeeda lagu arkay meerayaasha hawada sare:

Diyaarintii iyo  isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com