Xogta Dahsoon: Markabkii dib loo helay 90 sanno ka bacdi markii Bermuudi liqday

Qisooyinka dhanka socdaalada ee maraakiibta iyo diyaaraduhu waxay xambaarsan yihiin ahmiyad balaadhan taasina waa sababta aynu barnaamijkeenan ugu soo bandhigayno xogta ku saabsan markabkii soo baxay ee dib loo helay kadib markii uu maqnaa muddo hal qarni ku dhow.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Markabkii dib loo helay 90 sanno ka bacdi markii Bermuudi liqday:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com