Xogta Dahsoon: Maxaa ciyaaraha tartanka Horyaalada Yurub loo bilaabaa 7:45 GMT

Barnaamijkeena Xogta Dahsoon waxaynu daaha kaga qaadaynaa sababaha inta badan ciyaaraha kooxaha horyaalada reer Yurub loo bilaabo saacada 7:45  GMT.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Maxaa ciyaaraha tartanka Horyaalada Yurub loo bilaabaa 7:45 GMT:

 

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com