Inta badan nidaamyada maamul ee dunida ka jiraa waxay leeyihiin qorshe hawlgab oo ay dadka shaqaalaha ahi shaqooyinka kaga baxaan iyadoo da’da hawlgabka lagu noqdaana ay u dhexayso 60 ilaa 65 jir, haddaba waa maxay sababta da’da lixdanaadka looga dhigay xiliga hawlgabka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Maxaa da’da hawlgabka looga dhigay 60 sannadood:
https://www.youtube.com/watch?v=vdv5HKsKFbk&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-dubidridki Xuseen-kurdi