Sida ay caddaynayaan culimada caafimaadku timuhu waxay ka samaysan yihiin maadada loo yaqaano Kratine waana maado aan dheefshiidku waxba ka bedeli karin sidaa darteed waxay bahda caafimaadku kaaga digayaan in aad timo badan liqdo si aanay xiidmayaasha iskaga kaa duubin.
Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Maxaa dhacaya hadii aynu liqno timaha:
https://www.youtube.com/watch?v=DFVdl8-BmVk&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi