Barnaamijkeenan waxay ku soo bandhigaynaa sababta ay hablaha dharka xayaysiiya u ilko cadayn waayeen ama xitaa dibnahooda u kala furi waayeen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Maxay hablaha dharka xayaysiiyaa u faraxsanaan waayeen:
https://www.youtube.com/watch?v=ex8MC2M5K4E
Diyaarintii iyo isku-dubidridki Xuseen-kurdi