Xogta Dahsoon: Muuqaalada dabiiciga ah ee aan fasiraada loo helin

Barnaamijkeenan xogta Dahsoon waxay ku soo qaadanaynaa waxyaabo dabiici ah oo meelaha qaarkood lagu arko, kuwaas oo la yaab iyo fajiciso ku reebay inta indhahooda ka soo qaaday gaar ahaan culimada deegaanka.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Muuqaalada dabiiciga ah ee aan fasiraada loo helin:

https://www.youtube.com/watch?v=HNGyoQBA1Mc&feature=youtu.be

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com