Xogta Dahsoon: Qaabka dhegaha looga nadiifiyo dhukayga

Dhegaha iyo xanuunadoodu waxay xiligan casriga ah noqdeen kuwo aad loo hadalhayo iyadoo ay ka cabanayaan dhegaha dadka waaweyn iyo kuwa yaryariba gaar ahaan ay xanuunada dhegahu waxyeeleeyaan ubadka.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Qaabka dhegaha looga nadiifiyo dhukayga:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com