Xogta Dahsoon: Ruushka oo gantaalaha S 300 ku rakibay Suuriya

Xukuumadda Mosko ayaa sii wadda in ay dhegaha ka furaysato dhaleecayn kasta oo looga soo jeediyo arrimaha Suuriya, xilli ay xiisadda u dhexaysa Maraykanka iyo Ruushkuna ay cirka isku sii shareerayso waxaana Ruushku ku rakibeen gantaalaha difaaca cirka ee noocoodu yahay S=300ย saldhigooda ciidan ee ay ku leeyihiin ay Magaalada Darduus ee waqooyi galbeed dalka Suuriya.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Ruushka oo gantaalaha S 300 ku rakibay Suuriya:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com