Dabayshii isbedelka siyaasadeed ee sida kedisada ah xafiiska madaxweynanimada Maraykanka u keenay Donald Trump ayaa waxa ay hadda neecow saxansaxo ah oo ay ku raaxaystaan u noqotay labada aqal baarlamaan ee waddankaasi oo ay hore aqlabiyada u lahaayeen Xisbiga Jamhuuriga oo iyagu haatan wada haysta awoodda Golaha koongareeska. Aqalka odayaasha iyo Guriga cad ee madaxtooyadda.
Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Saamaynta dabayshii isbedelka ee hoggaaminta Maraykanka:
Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi