Xogta dahsoon: Sababta Ciyaaryahanka Tottanham, Dele Ali, u bedelay magaciisii

Waxaa jirtay in uu ciyaaryahanku sanadkii hore ku ciyaaray magaca qoyskooda Alli, laakiin arinta la yaabka dhalisay waxay ahayd markii uu sanadkan bedelay magacii qoyskooda ee ugu yaallay garankiisa ka dibna ku qortay magaciisa koowaad oo ah Delle.

Halkan hoose ka daawo barnaamijka Xogta Dahsoon: Sababta Ciyaaryahanka Tottanham, Dele Ali, u bedelay magaciisii :

Isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com