Xogta Dahsoon: Shilkii degitaankii markabkii Titanic 1912-kii

 

16-kii bishii afaraad ee 1912-kii Wargayska Daily Mail ee dalka Ingiriiska ka soo baxa ayaa wuxu baahiyey warkii ugu horeeyey ee ku saabsanaa in uu qaraqmay oo degay markabkii la odhan jiray Titanic.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Shilkii degitaankii markabkii Titanic 1912-kii:

Diyaarintii iyo  isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com