Xogta Dahsoon: Yaa dilay Usama Bin Ladan?

2-dii bishii May sannadkii 2012-kii waxa la dilay hoggaamiyihii shabakada Alqaacida Usaama bin Ladan waxana dilkiisa sheegtay cutub ka tirsan ciidmaada bada ee dalka Maraykanka oo qaaday hawlgal qarsoodi ah sheegashadaasina waa ta ay xukuumadda Washington doonayso in laga rumaysto.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Dhismayaasha qarsoodiga ah ee sirtooda la adkeeyey:

https://www.youtube.com/watch?v=qxqYP9_TM5A&feature=youtu.be

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com