Xubno ka mid ah Golaha Deegaanka Gabiley ayaa eedo u jeediyey ku-xigeenka Maayarka

Xubno ka mid ah Golaha Deegaanka ee Gabiley ayaa eedo u jeediyey maayar-xigeenka degmada Gabiley, eedahaas oo la xidhiidha geeddi-socodka kal-fadhigga Golaha Deegaanka.

Maayar-xigeenka ayaa eeddan iska fogeeyey kuna eedeeyey xubnaha in ay iyagu ka baaqdeen ka-qayb-galka kal-fadhiga.

Hoos ka daawo warbixinta oo muuqaal ah,