Xukuumadda Somaliland ayaa waxay maanta jawaab adag ka bixisay hadaladii ka soo yeedhay Madaxweynaha fadhiidka ee dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku daray madax banaanida Somaliland in ay federaalka ka tirsan yihiin.
Sidoo kalena waxay Xukuumaddu muuqaal ka bixisay qaybo ka mid ah shirweynahii koowaad ee Xisbiga Waddani ee dhowaan la soo gebagebeeyey.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: