Xukuumaddu waxay saaka xabsiga Saylac ku gurtay xildhibaanada Golaha Deegaanka

 

Xukuumadda Somaliland ayaa saaka xabsiga ku gurtay ku dhawaad toban xildhibaan oo mudaharaad ay kaga cabanayeen xil-wareejin loo diidanaa ee Maayarka cusub ee ay dhowaan doorteen Golaha Deegaanka Saylac.

Xadhiga xildhibaanadda ayaa ka dhashay kadib markii ay dhawaan doorteen Maayar iyo ku-xigeen cusub, kaasoo ay xukuumadda dhexe markii hore ogolaatay fadhigoodii, balse imika ay qabsoomi wayday xafladii xil-wareejintu.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com