Yemen oo dufaano mar labaad ku dhufteen

Jasiiradda Soqodora ayaa waxa ku dhuftay duufaano ay ku dhinteen ugu yaraan laba qof iyadoo ay Yemen ka socdaan dagaalo.

Dufaanadda waaweyn iyo roobab iswata ayaa waxay sababeen daadad saameeyeen duunyo iyo xoolaba. Dawladda tunka lagu sido ee Yemen ayaa ka ugu baaqday Qaramada Midoobay iyo dalka Cumaan in ay gargaar la soo gaadhaan dadka ku tabaaloobay jasiiradda Soqodora.

Inkastoo jasiiradda Soqodora ay adag tahay in la gaadhsiiyo mucaawinooyinka soo gaadha Yemen ayaa waxay ka fog tahay gacan cadmeed.

Daadadka ayaa laga baqa qabaa in ay saameyn balaadhan ku yeesheen Yemen.

bandhige@gmail.com