Zambia oo aqbashay baasaboorka Somaliland iyo 10-ka waddan ee lagu tagi karo

Zambia oo aqbashay baasaboorka Somaliland iyo 10-ka waddan ee lagu tagi karo

Dawladda Jamhuuriyadda Zambia ayaa  Waxay aqbaleen muwaadiniinta ku safraya Baasaboorka Somaliland inay soo gali karaan wadankeeda waxayna sii oggol yihiin in Zambia ay siin karto fiisaha dal ku galka.

Muwaadiniinta haysta baasboorka Somaliland waxay ku tagi karaan wadamadan soo socda: –

1- South Africa

2- Ethiopia

3- Djibouti

4- Belgium

5- United Kingdom

6 – France

7- South Sudan

8- Kenya

9- UAE

10: Zambia

Dhanka kale, waxaa xusid mudan in Turkiga, Itoobiya, Jabuuti iyo Kenya ay xafiisyo dibloomaasiyadeed ku leeyihiin Hargeysa.

Bandhige@gmail.com