Runta Iyo Midhaheeda Wanaagsan!

Cabdullaah Ibn Mascuud (Rc) waxaa laga soo wariyay inuu Rasuulka Allah (Scw) uu yidhi :” Runtu waxay kugu hogaamisaa dhabaha samaanta iyo Camalka wanaagsan. Wanaag faliduna waxay banaysaa jidka uu qofku u mari lahaa Janada marka uu qofku caadeysto run waxa Allah (sw) agtiisa lagu magacaabaa runsheege.

Beentuna waxay kugu hogaamisaa xumaanta, xumaantuna waxay kugu hagta Naar. Marka uu qofku caadaysto been sheegida waxa Allah (sw) agtiisa lagu magacaabaa beenaale.

(Bukhari Iyo Muslim

 

 

 

 

Xigasho:wargeyska dawan Bandhige@gmail.com