FARRIIN MUHIIM AH!

Muwaadin qayb ha ka noqon war-xumo tashiilka, been abuurka iyo baas sheega ka faafinaya dalkaaga Jamhuuriyadda Somaliland. Xilligan ay Saxaafadda bulshada lagu baahinayo warar aan xad lahayn oo malo-awaal iyo been abuur ah. waxa kula gudboon inaad ka taxdarto wararka samayska ah oo aad wararka ka qaadato Hay’adaha warbaahinta ee rasmiga ah oo warkoodu leeyahay il wareed (Source).

Sidaas darteed, muwaadin ha sii faafin wararka been abuurka ah ee wax loogu dhimayo nabadgelyada, wadajirka iyo Qarannimada JSL.