Golaha Dhexe ee Xisbiga kulmiye ayaa Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka ee xisbigaasi u doortay Maxamuud Xasan Sacad (Saajin).