Shirka Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE waxa wax ka beddel lagu sameeyey qodobka Xeerka xisbiga ee ku saabsan hannaanka doorashada XOGHAYAHA guud ee xisbiga oo laga dhigay doorasho toos ah, halka markii hore uu la ahaa magacaabis.