Guddoomiyaha ciyaaraha fudud ayaa soo bandhigay qorsheyaal lagu horumarinayo ciyaaraha fudud

Gudoomiyaha Cusub ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Somaliland Mustafe Cabdi Xadi (Diyaaro), ayaa daboolka ka qaaday cabaqadaha rasmiga ah ee hortgaan in Somaliland ka qayb gasho ciyaaraha caalamiga ah, soo bandhigay qorshayaal cusub oo lagu horumarinayo Ciyaaraha Fudud.

Hoos ka daawo muuqaalka warbixinta guddoomiyaha.