Warar Madax-dhaqameedka Somaliland qayb ka mida ayaa sheegay inay u tagayaan Ciidanka Qaranka, si ay garab istaag ugu muujiyaan. August 27, 2023 Waxa kale oo jabhada Gacan-libaax ugu baaqeen inay buurta kasoo degaan oo dalkooda iyo dadkooda difaacaan. Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to email a link to a friend (Opens in new window)Click to print (Opens in new window)