Madaxweyne Siilaanyo wuxu u safar ugu ambabaxay dalka Imaaraadka

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Maxamed Silaanyo, oo ay wehelinayaan Marwada Koowaad ee Qaranka, Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Samsam Cabdi Aadan, iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Cali Axmed Cali ayaa saaka subaxnimadii hore ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee cigaal International Aiprort Hargeysa. Weftigaas oo u duulay Imaaraadka Carabta ayaa safar gaara oo maalmo ah halkaasi ku jooji doona.

Safarkana Madaxweyne Siilaanyo ayaa waxa lagu sheegay in yahay mid shaqsi.

bandhige@gmail.com