Muxaadiro: Qisadii ninkii magaciisa daruuraha laga maqlay – Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.17aad

 

Nin saxaaraha maraya ayaa waxa uu kor ka maqlay daruuro la amrayo in ay ku biyaha ku shubaan nin beertiis. Qisadiiis ninkaas magaciisa kor laga maqlay ayaan ku soo qaadanaynaa barmaamijkan oo ka mida barmaamijyo aan u bixinay Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka muxaadirada oo dhammaystiran:

bandhige@gmail.com