Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE wuxu ka hadlay ololaha xisbiga iyo xogogaalnimada uu dheer yahay dhigiisa

 

Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi oo warbaahinta kula hadlay Hargeysa maanta, waxa uu ka hadlay ololaha iyo isu-soo-baxyada taageerayaasha xisbiga oo uu u mahadceliyey, farriina u diray maalmaha u dhiman iyo xogogaalnimada uu dheeryahay murrashaxiinta dhiggiisa ah ee la loollamaya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com