Muxaadaro: Akhlaaqda iyo burburka ummaddaha Q. 1aad (Sheekh Siciid Cali Axmed)

 

Barnaamijka koowaad: Muhiimada akhlaaqad

Akhlaaqdu waa laba nooc, akhlaaq qofka u khaas ah iyo akhlaaq wadareed ay ummaddu wadaagto. Burburka ummad ku dhacaa waxa  marar badan sabab u ah burburka ku yimaada akhlaaq wadareedka bulshadaas.
waxaanu idinla wadaagi doonaa dhawr barmaamij oo ka hadlaya sida baa looga badbaadin karaa bulsho burburka akhlaaq wadareedka.

Barmaamijkani waa kii kowaad ee barmaamijyadaas, waxaanan kaga hadli doonaa akhlaaqda iyo muhiimada ay mujtamaca u leedahay.

Daawasho wacan:

bandhige@gmail.com